Rag loo heysto iney gacan ka geysteen afduubkii Silvia Romano oo xabsi la dhigay

Ciidamada Booliska Talyaaniga ayaa gacanta ku dhigay 4 dhalinyaro ah oo looga shakisan yahay iney gacan ka geysteen afduub sanadkii 2018 loogu geystay Kenya Silvia Romano oo ah haweeney u dhalatay dalkaas oo ku dhowaad labo sano u afduubneyd Al-Shabaab. dhowaana lagu sii daayey. Labo ka mid ah raggan waa Itoobiyaan halka labada kale ay … Continue reading Rag loo heysto iney gacan ka geysteen afduubkii Silvia Romano oo xabsi la dhigay